Sawirro: Ciidamada Al-Shabaab dib ula Wareegay Deegaanka Ceel Cali Axmed.

32
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta dib ula wareegeen, deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobalka Sh-dhexe.

Mu’assasada Al-Kataa’ib ayaa goordhaw baahisay, sawirrada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shababaab oo la wareegay deegaankaas.

Hoos ka Daawo Sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here