Gobalka Shabeelada hoose, ciidamada mujaahidiintu Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday xerada ay ciidamada dawladda fadaraalku ku lahaayeen deegaanka Arbacow ee dhacda duleedka magaalada Muqdisho.
Weerarkan kaddib ayay mujaahidiintu mar kale hawlgal duqayn ah ku beegsadeen isla xerada Arbacow.
Wali lama hayo wax taafaasiil ah oo ku saabsan khasaaraha ciidamada dawladda fadraalka kasoo gaaray weerarkan.