Dhamaadkii qarnigii sagaal iyo tobnaad (19) ee miilaadiyada, Xabashida waxay qabsadeyn gobolka Oromiya iyagoo kaashanaya gumeystaha reer Yurub.
Oromada waa qowmiyad muslimiin ah balse maanta waxaa gumeysto gaalada abashida.
Shacabka muslimka ah ee reer Oromada waxay kala kulmeen kirishtanka xabashida, xasuuq iyo barakicin aad u baahsan.
Gumeystaha waxa uu mar walba guul u arkaa burburka nafsiga ah ee soo gaara bulshooyinka uu qabsado.
Bedka u ku fadhiyo dhulka Oromada waxaa lagu qiyaasaa ilaa 600,000 kilomitir oo laba jibaaran, taa soo ka dhigan 54.5% bedka guud ee Itoobiya waxa logu yeero maanta ( majirto dowlad Itoobiya ladhaho oo sifo sharci ah ku dhisan waa dowlad gumeysto qowmiyado badan oo dagan dhulka Geeska Afrika ).
Dadka ka soo jeeda qoomiyada Oromada oo muslimiin ah waa lagu qiyaasa ilaa iyo 40 milyan oo qof, waxayna ka yihiin 40% tirada guud ee dadka ku hoos nool gumeysiga Itoobiya.
Curashada dawladnimada waxa loogu yeero Itoobiya waxay soo bilaabatay bartamihii qarnigii 19aad ee miilaadiga, markaas oo siyaasaddii boqortooyadii xabashida ay ku sifoobeen is balaarin ay ku qabsanaayeen gobollada muslimiinta ee deriska la ahaa kirishtanka xabashida.
Sidaas darteed, dawlada qaabkaas ku dhismatay waxaa talada u qabtay qowmiyadaha Amxaarada iyo Tigreega, kuwaas oo haysta diinta Kiristaanka.
Shacabka muslimka ah ee Oromada waxa ay u arkaan dowlada Itoobiya in ay tahay “Jasiirad Kiristaan ah oo ku dhex nool bad weyn Islaami ah” waxayna u dagalaman Oromada in ay helaan dowlad ka madax banan kirishtanka xabashida.
Siyaasada Itobiyada ay dhisteen kirishtanka xabashida ee ku wajahan qoomiyada Oromada waxa ay ku sifeeysan tahay dil, xarig sharci daro ah, kufsiga dumarka, faafinta jahliga, barakicinta qasabka ah, deegaamaynta abaabulan ee dhulkoda lagu qabsanayo muslimiinta, xasuuq, iyo la dagaalanka dhaqanka wanaagsan ee gaarka u ah muslimiinta, iyo siyaasad lagu faafinayo faqriga iyo horumar la’aanta.
Kirishtanka xabashida ayaa ka mamnuucay Oromada in ay wax ku bartaan luuqadoda, taas badalkeeda ay wax ku bartaan luuqada Amxaarada oo ah luuqada rasmiga ah ee gumeystaha Itoobiya.
Arintaas oo sababtay in 80% shacabka Oromada maanta xaalad jahli ah ay ku jiraan.
Oromada ayaa leh kooxo hubaysan oo ka soo horjeeda dulmiga lagu haayo dadkooda, balse nasiib daro intoda badan dariiqi saxda ah ee waa faqsana Shareecada Islaamka kuma taagna oo manhaj iyo aragti jihaadi ah kuma dhisna taas oo sababtay in marar badan ay kooxas ku biiraan nidaamka Addis Ababa.
Taariikhyahanada qaar ayaa Oromada ku tilmaamay in ay yihiin geesiyaal : Dr. Muxammad Sabri oo ah Taariikhyahan Masari ah, waxa uu buuggiisa (Bariga Afrika) bogga 129 ku yiri: “Oramada waxa ay dadka kale kaga duwan yihiin geesinimadooda iyo dhiirranaantooda, sidaa awgeedna waxaa kamid ah Askar aad u fiican, waxayna ka mid yihiin dadka ugu firfircoon Bariga Afrika dhanka dagaalka”.
Muslimiinta Bariga Afrika waxaa maanta ay haystan halgamayasha xarakada mujaahidiinta Alshabaab oo u dagalamaya dhisidda dowlad Islaami ah iyo xoreynta dhulalka muslimiinta ee gumeysiga ku jiro.
Muslimiinta Oromada iyo dhamaan qowmiyadaha ku nool Bariga Afrika dariiqa ay u maryaan xoriyada ayna ku heli karaan hormar, nabad iyo raali ahaanshaha Allah waa dariiqa jihaadka.
WQ: Axmed Gureey.
Afeef: Soomaalimidnimo marnaba mas’uul kama aha aragtida qoraaga maqaalkan loomana tiirin karo.