Sheegow Axmed Cali oo Ahaa Jeneral Uxirnaa Dawladda Fadaraalka Ayaa Goordhow Ku Geeriyooday Isbitalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

15
0

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal Sheegow oo ahaa maxbuus u xiran dowladda fedaraalka uu goordhaway ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Ninkan oo mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay xabsi ku yaalla muqdisho ayaa ugu damabyntii maanta naftu ka hadaaftay isagoo wali maxbuus ah oo aan xoriyadiisa helin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here