Dhageyso: Afhayeenka Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo faahfaahin ka bixiyay, camaliyaddii nafhurnimada aheyd ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, laguna beegsaday saraakiil reer-galbeed ah.
Afhayeenku wuxuu sheegay in hawgalkan lagu khaarajiyay 2 sarkaal oo cadaan ah halka 4 kale ay soo gaareen dhaawacyo halis ah. Dhanka ciidamada dawladda Sheekhu wuxuu sheegay, in la dilay 14 askari iyada oo la dhaawacay in kabadan 20 kale.
Halkan ka dhagayso Kalmada oo dhamaystiran.
Shir_jaraa’id_oo_ku_saabsan_Howlgalkii_Kuliyada_Jaalle_Siyaad_Abuu