Sheekh Fu’aad Muxamad Khalaf oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa jeediyay kalimad bogaadin ah oo ku socota ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo ugu bishaareeyey dadka Muslimiinta ah guulihii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kasoo hooyeen dagaaladii saaka ka dhacay goballada Hiraan iyo Shabeellada Dhexe.
Kalimadan oo soconaysa wax ka badan 10 daqiiqo ayuu Sheekha ugu baaqay Muslimiinta inay Jihaadka u kacaan, isagoo soo sardiyay waxa Allaah aktiisa u yaalla ruuxa ku jihaada waddadiisa.
Halkaan ka dhegayso kalimadda Sheekha.