Sheekh Na’il Masran, oo ahaa sheekh halgamaa ah ayaa la xaqiijiyay in uu ku shahiiday duqeyn ay la beegsadeen gumeystaha Yahuuda.
Sheekha ayaa wax yar ka hor ku shahiiday mandiqadda Mawaasi ee xaafada Khan Yunis ee magaalada Gaza.
Waxaa ay duqeyntaasi galaaftay nolosha 13 qof oo qoyska sheekha ah oo ku sugnaa teendhada lagu duqeeyay sheekh Na’il