Sheekh Yuusuf Kabakutukade oo ka Hadlay Dagaallo Maanta ka Dhacay Duleedka Ceelbaraf ee Gobalka Shabeladda Dhexe.

23
0

Sheekh Yuusuf Kabakutukade oo ah gudoomiyaha gobalka Shabeladda dhexe ayaa waraysi uu maanta siiyay warbaahinta Islaamiga ah kaga hadlay dagaallo maanta ka dhacay  duleedka dagmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeladda Dhexe.

Sheekha ayaa ka warbixiyay dagaal ka dhacay deegaanka Boos-Hareeri, isagoo sheegay in dagaalkaas lagusoo qabtay maxaabiis dagaal.

Intii uu guduumiyihu waraysiga ku jiray ayuu soo hadal qaaday duqaymaha xiriirka ah ee ilaayo shalay ku socda degmada Ceelbaraf, ayagoo maanta halkaas ku dilay dad shacab ah oo kamida dadka deegaanka.

halkan ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here