Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan Allaah Ha’unaxariisto, ayaa jeediyay Muxaadaro qayima oo uu kaga hadlay sidii aan usoo dhaweyn lahayn bisha barakaysan ee Ramadaan.
Muxaadaran ayuu sheekhu ku xusay acmaasha khayraadka badan ee mudan in laga faa’idaysto inta lagu gudajiro bishan barakaysan ee ramadaan, wuxuu sidoo kale kaga hadlayaa axkaamta soonka iyo wax yaabaha jabiya.
Halkan ka dhagayso maxaadarada oo dhamaystiran.