Tafaasiil Dheeraad ah oo laga helayo Dagaaladii Saaka ka Dhacay Deegaanka Cadaan-Lexey.

40
0

Waxaa faafaahino dheeraada laga helayaa dagaaladii saaka ka dhacay deegaanka Cadaan-Lexey ee hoostagta Degmada Ruun-nigrood ee Shabeellada Dhexe, halkaas oo jab culus lagu gaarsiiyay ciidamada dawladda fadaraalka.

Dhimashada ciidamada dawladda fadaraalka ayaa gaartay illaa 4 askari, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale, waxaana gacanta lagusoo dhigay 2 askari oo ka tirsan ciidamadii DFS.

Dagaalada Khamiistii lasoo dhaafay ka bilowday gobolka Shabelladda Dhexe ayaa ku fiday dhul hor leh, ayadoo ay ciidamada xarakada mujahidiinta Al-Shabaab ay la wareegeen deegano muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here