Ciidamada Alqaacidada dalka Yeman oo howlgallo milliteri ka sameeyay gobolo katirsan dalkaas.
Milliteriga Alqaacida ee ka dagaalama gobolka Abyan gaar ahaan mandiqadda Mudiyah ayaa qarax miino la beegsaday calooshood u shaqeystayaal katirsan Imaaraadka carabta.
Inta la xaqiijiyay maleeshiyaadka la weeraray waxaa soo gaaray dhaawacyo aan la ogeyn tirada saxda ah.
Dhanka gobolka Shabwa, ciidamada Alqaacida ayaa deegaanka Al-Masina ku soo riday diyaarad nuuca aan duuliyaha leheen ah oo ay lahayeen maleeshiyaad katirsan calooshood u shaqeystayaasha Imaaraatka Carabta.