DEG-DEG: Millatariga Al-Shabaab oo Cagta Mariyay  Ciidamada DF-ka oo Ku Sugnaa Duleedka deegaanka Ceelqooxle ee Hiraan

36
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar cag-marin ah ku qaaday askarta dowladda Fadaraalka  oo ku sugnaa duleedka deegaanka Ceelqooxle ee degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan.

Weerarkaani ayaa waxaa lagu dilay 31 askari, kuwaasi meydadkooda uga carareen goobta dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 20 kale.

Wixii faahfaahin ah oo soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here