Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda Fadaraalka ee degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan.
Dagaal culus ayaana socda, waxii soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.