Inka Badan 80 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarkii Saaka ka Dhacay Deegaanka Wargaadhi. [BAYAAN)

9
0

Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka lagu qaaday laguna qabsaday saldhigyadii ay ciidamada dowladda Fadaraalka ku lahaayeen deegaan Wargaadhi ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Faahfaahintoo dhamaystiran waxaa ka helaysaa war-saxaafadeed ee hoos ka akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here