Wasaarada Difaaca Afgaanistaan Oo Dib Uhabeyn Ku Sameysay Hub Faro Badan.

29
0

Imaarada islaamiga ah Afgaanistaan oo boqollaal hub ah dibu habeyn ku sameysay.

Ururka 205-aad ee Al-Badar ee wasaaradda difaaca Afgaanistaan ayaa ku dhawaaqday in kooxaha xirfadleyda ah ee guutada 5aad ee “Aboudjanah,” oo ka tirsan Ururka 205-aad ee Al-Badar, ay soo celiyeen 600 oo hub ah oo isugu jira kuwa fudud iyo kuwa culus oo burburay muddadii ay jirtay dowladdii hore ee dabadhilifka ee Afgaanistaan.

Wasaarada ayaa sheegtay in hubka dib loo hagaajiyay ay ka koobnayeen qaybaha kala duwan ee hubka fudud iyo kuwa culus.

Hoos ka daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here