Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa khasaaraha askarta Dowladda Fedaraalka ku gaaray, Madaafiicdii lagu garaacay xerada Hiilweyne ee duleedka degmada Balcad.
Tirada dhimashada askarta DF ayaa gaartay 6 askari, halka dhaawacuna uu marayo 6 kale.
Sidoo kale waxaana intaa dheer oo uu burbur xooggan soo gaaray xerada la duqeeyay.