Ciidamada xarakada Alshabaab oo weerar jid-gal u dhigay askar katirsan maamulka Koonfur-galbeed.
Ciidamada jid-galka loo dhigay ayaa ku socdaalayay duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Inta la xaqiijiyay 3 askari oo uu ku jiro sarkaal Abaanduule Urur ah ayaa lagu dhaawacay, weerar jid-galka ah.
Militariga Alshabaab ayaa goblka Bakool kawada howlgallo militari oo ka dhan ah ciidamada shisheeye iyo kuwa DF.