Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab ee ka howlgala gobolka Mandheera ayaa weerar qorshaysan ku qaaday ciidamada Shisheye ee Kenya.
Weerarka ayaa ahaa mid jid-gal ah oo loo dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada Shisheeye ee Kenya kuwaas oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Dhamase ee degmada Lafeey ee gobalka Mandheere ee xoogga ku haysatan Kenya.
Khasaara nafeed iyo mid hantiyadeed ayaa ciidamada Shisheeye lagu gaarsiiyay weerarka.