Howlgal gaar ah oo ciidamada xarakada Alshabaab ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ayaa lala eegtay ciidamo katirsan dowlada federaalka oo la socday Mooto.
Weerarkaasi ayaa geeystay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiiyay waxaa lagu dilay 2 askari, halka 2 kalana lagu dhaawacay.
Sidoo kale ciidamada Alshabaab ayaa 2 qori ka qabsaday askartii ay weerareen.