Weerar Madafiic ah iyo Mid Toos ah oo ka Dhacay Jubadda Hoose.

45
0

Guutada madafiicda xarakada Alshabaab ayaa maanta weerar madaafiic ah waxay ku qaadeen, xerada askarta maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka Buulo-xaaji ee duleedka magaalada Kismaayo.

Sidoo kale, militariga Alshabaab ayaa weeraray bar koontarool ay ku sugnaayeen askarta maamulka Jubbaland.

Bar koontaroolka la weeraray ayaa ku taala inta u dhaxeysa deegaanada Buulo-xaaji iyo Cabdalle Biroole.

Sida wararka lagu helaayo dagaal kooban kadib ciidanka Jubbalanad ayaa isaga firxaday bar koontaroolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here