UPDATE: Ugu Yaraan 30 Askari oo Ku Dhimatay Weerarkii Cagmarinta ahaa ee Saaka ka Dhacay Duleedka Masaajid Cali Gaduud.

27
0

Waxaa goordhaw in soo gaaray, Khasaaraha weerarkii saaka ka dhacay xerada maleeshiyaadka Gorgor ay ku leeyihiin deegaanka “Warta Dibi Samatar” ee duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud ee Shabeellada dhexe.

Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka Gorgor ayaa ayaa la dilay, waxaana sidoo kale dagaalkaasi lagu qabtay tiro maxaabiis ah.
Xogta ayaa intaas ku daraysa in dagaalyahannadu ay dagaalkaasi kusoo furteen 15 qori oo AK47 ah iyo 3 qori PKM ah.

La Soco wixii soo kordha……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here