Weeraro ka Dhacay Gobolka Shabeelada Hoose.

48
0

Shabeelada hoose:

Ciidamada militariga Alshabaab waxey habeenkii xalay madaafiic xoogan ku garaaceen xerada ciidamada shisheeye ka dagan yihiin degmada Buulo Mareer.

Madaafiicda waxey si toos ah ugu dhaceen gudaha xerada waxaana xerada ka kacay dab.

Dhanka kale, ciidamada Alshabaab waxay galinkii dambe ee shalay weerar ku qaadeen ciidamada DF oo ku sugnaa meel u dhaw deegaanka Numbar50.

Weerarkaas waxaa lagu dhaawacay 2 askari oo katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here