Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howgallo milliteri ka fuliyay gobolada Baay iyo Shabeelada hoose.
Milliteriga Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay madaafiic ku garaacay xerada askarta shisheeye ee Xabashida Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Buurhakabo ee gobalka Baay.
Sidoo kale waxaa xalay weerar culus la kulmay, xerada ay askarta Shisheeye ee Uganda ku leeyihiin deegaanka Lambar60 ee gobalka Sh-hoose.