Saacadihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay dalka Falastiin gaar ahaan Daanta Galbeed ee ku hoos jirta maamulka gumeystaha Yahuud, qaraxyo culus oo lagu weeraray gumeystaha Yahuuda.
Qaraxyada oo loo adeegsday 2 gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala beegsaday gumeystaha Yahuuda.
Waxaa qaraxyada ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray gumeystaha.
Sida ay laga soo xigtay warbaahinta Yahuuda waxaa ka mid ah dadka lagu dhaawacay weerarkaan taliyaha guutada “Cetizion” ninka lagu magacaabo Gal Reach iyo 3 sarkaal oo la socotay.
“Gal Reach oo aan ku farxin dalacsiintiisii laba toddobaad ka hor la dalacsiiyay iyo 3 sarkaal oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarka ka dhacay deegdaanka Al-khaliil.” Ayaa lagu yiri wargayska The Times Of Israel.
Aad uguma faraxsanayn oo maanta lagu dhaawacay hawlgalkii Xebroon, isaga , ayaa la wareegay xilkiisa ka hor oo keliya, sida lagu sheegaywarbixin uu qoray wargeyska Cibraaniga. “Waqtigii Israa’iil.”