Xaakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Fariimo Bogaadin Ah Udirtay Nusratul Islaam Wal Muslimiin..

71
0

Bayaankaan oo cinwaan looga dhigay “ Amaan iyo Bogaadin kusocota walaalaheena mujaahidiinta ee Maqribul Islaami” ayaa waxaa soo saaray maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta A-Shabaab, waxaana lagu dirayaa fariimo garab istaag  ah oo kusocda halyeeyada islaamka ee ka jihaadaya Galbeedka islaamka .

Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu yiri “ waxaan nasoo gaaray bishaarooyinka mujaahidiinta dulmi diidka ah ee maqribul islaami, kuwaas oo  ay ku larantahay takbiirta haybada leh ee nafta farxad galisay , ruuxdu ku qabowday Thuqruurtuna ay ku farxday ,sababo ku aadan guulaha ay xaqijiyeen muraabidiinta la jecel yahay ee Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin   iyo waxa ay soo bandhigeen ee ah duruus weyn oo ku dayasho  mudan, oo ay  ku jirto  nafhur iyo in lagu tartamo wadada Allaah , iyadoo kalimada Alle laga kor yeelayo shareecada islaamkana looga hirgalinayo  mandiqad wajahaysa quwadaha kufriga iyo ridada,kuwaas oo isku bahaystay kuna balamay dhagar,si ay dadka muslimiinta ah uga hor istaagaan in ay ku noolaadan nolol aamin oo faraxad ay ku jirto iyagoo ku hoos nool hooska shareecada  rabigooda, una madax banaan dadnimadooda, diinkooda iyo himilooyinkooda dhabta ah”.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu soo hadal qaaday dullaanka ay wajahayaan  muslimiinta Galbeedka Afrika oo cadowgoodu u isku bahaystay sidii uu isku hor taagi lahaa ku dhaqan shareecada islaamka isagoo soo qaadaya dullaanno toos ah iyo kuwa dad ban.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bogaadisay howlgalada halyeeynimo ee ay fulinayaan mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin,waxaana si gaar ah bayaanka loogu soo hadal qaaday howlgalkii udanbeeya ee cagta lagu mariyay murtazaqadii Fagnar ee Ruushka iyo maleeshiyaatka xukumada ridada Maali.

“Inagoo ku dadaalayna in aan shaafino quluubta mu’miniinta , islamarkaana qadirinayna juhdiga kuwa shaqaynaya, caragalinayna quluubta gaalada iyo munaafiqiinta,waxaan  walaalaheena ku bogaadinaynaa guulahooda farxada wata,taas oo ay kamid tahay dullaankii ay bishii Muxaram murtazaqada Fagnar kula beegsadeen deegaanka “Tantagagit” ee koonfurta magaalad “Tanzaaawateyn” howlgalkaas barakaysan oo Allaah fadligii sababay in laga taqaluso  gabi ahaanba kolonyada la beegsaday ayna ku halaagsameen 50 kamid ah murtazaqada Fagnar ee Ruushka iyo  toban kamid ah ciidanka Maali,iyadoo la burburiyay dhamaan gaadiidkii ciidan ee ay wateen lana soo qaniimaystay hub iyo saanad ciidan” ayaa lagu yiri bayaankan bogaadinta ah ee kuscoday mujaahidiinta Maqirbul Islaami  si gaar ah Nusratul islaam Wal Muslimiin.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaa fariimo dardaaran ah udirtay mujaahidiintaasi waxaana lagu yiri bayaanka “Waxaan kula dardaarmaynaa walalaheena mujaahidiinta ah in ay sugnaadaan zaadna ay ka dhigtaan hadiyga Qur’aanka iyo Sunah,ayna la yimaadaan wax walibaoo  asbaab ah oo xoojinaya awoodooda iyo nasrigooda,Allaah anaga iyo idinkaba hanaga dhigi kuwa uu ka yiri :

وَكَأَيِّن مِّن نَّبِيٍّ قَاتَلَ مَعَهُ رِبِّيُّونَ كَثِيرٌ فَمَا وَهَنُوا لِمَا أَصَابَهُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَمَا ضَعُفُوا وَمَا اسْتَكَانُوا ۗ وَاللَّهُ يُحِبُّ الصَّابِرِينَ (146) وَمَا كَانَ قَوْلَهُمْ إِلَّا أَن قَالُوا رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ (147) فَآتَاهُمُ اللَّهُ ثَوَابَ الدُّنْيَا وَحُسْنَ ثَوَابِ الْآخِرَةِ ۗ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ

Gabagabadii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaan bayaanka ku dirtay fariin kusocda dhamaan mujaahidiinta ku sugan furimaha lagu hortaaganyahay cadowga, iyadoo uu bayaanka uu la hadlo cidkasta oo ay dhab ka tahay unusraynta diinka Allaah iyo umada muslimka ah ayaa lagu yiri :

“Gabagabadii waxaan ka dagaalamaynaa Baiga Afrika indhaheenuna waxay kusii jeedaan Baytul maqdis,quluubteena waxay la jirtaa dhamaan mujaahidiinta ku sugan Thuquurta islaamka, baaqeenuna wuxuu kusocda dhamaan kuwa  mukhlisiinta ah ee ay dhab ka tahay  unusraynta diinkooda iyo umadooda,una dadaalaya sidii ay uhirgali  lahayd shareecada islaamka  loogana atkaan lahaa gumaystaha iyo hayminadiisa Sahyuusaliibiga ah,anagoo Allaah ka rajaynayna in uu sufuufteena ku mideeyo furashooyinka soo socda,inagoo ah sida dhimse mid ah si aan usoo celino majdigii aan dhaxalka  ulahayn,cizadii islaamka iyo weeynantiisa iyo khilaafadii ku dhisnayd manhajka nubawada”  .

Bayaankaan  kasoo baxay Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa imaanaya iyadoo uu sii xoogaysanayo halganka jihaadiga ah ee kasocda Galbeedka Afrika, kaas oo ay dhinbilihiisu hurinayaan halyeeyada islaamka ee jamaacada Nusratul islaam Wal Muslimiin.

Geesiyaashaas ayaa duruus culus siinaya soo duulayaasha isugu jira slaiibiyiinta iyo murtadiinta, waxayna furinta ay kaga aadanyihiin islaamka ku dhiig bixinayaan cadowga salibiga aReer-Galbeedka ah iyo kan Ruushka iyo dabadhilifyadooda, kuwaas oo wax kulmiyay ay tahay ladagaalanka nuurka islaamka iyo boobka hantida umada muslimka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here