Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay si adag uga hadashay, heshiiskii Habeen hore magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku dhex maray Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed.
Xarakada ayaa ku nuux nuuxsatay inay difaaci doonto dalka Soomaaliya ayna ka hortagi doonto damaca Itoobiya.
Hoos ka akhriso bayaanka: