Ciidamada xarakada Alshabaab ee ka howlgala gobolka Baay oo habeenimadii xalay howgal ka fuliyay gobolkaas.
Howlgalka ayaa xalay waxa uu ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo waxana ka dhashay khasaaro soo gaaray askartii la weeraray.
Sida warar lagu kalsoon yahay aan ku heleeyno waxaa weerarkas lagu dilay 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska maamulka koonfur galbeed, waxayna milliteriga Alshabaab qaateen 1 qori oo nuuciisu yahay AK47.