Xarakada Alshabaab Oo Qarax La Beegsaday Kenyan Kirishtanka Ku Faafinayay Dhoobley & Weerar ka Dhacay Baay.

40
0

Gobolka Jubbada Hoose:

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaar ahaan guutooyinka qaraxyada waxey weerar qarax ah la beegsadeen, koox Kenyan ah oo Kirishtanka ku dhex faafinayay bulshada Muslimka ah.

Weerarka waxaa ka dhashay khasaaro soo gaaray kirishtaanka la beegsaday waxaana ku dhintay qaraxa mid kamid ah qolyihii Kirishtanka faafinayay halka lagu dhaawacay 3 kale oo 2 kamid ah ay xaaladoodu culus tahay.

Gobalka Baay:

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale xalay waxey qarax la beegsadeen askar katirsan maamulka Koonfur-galbeed.

Weerarka qaraxa ah ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay xaafada Buulo-jameeco ee magaalada Baydhabo, waxaana lasoo warinayaa inuu khasaare gaaray askartaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here