Taliska Millatariga ee Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray Madaafiicdii lagu garaacay Xerada Xalane ee magaalada Moqdisho.
Weerarkaan madaafiicda ah waxaa lagu dilay 3 sarkaal oo Mareykan ah waxaana lagu dhaawacay 7kale, sidoo kale waxaa ku dhaawacay 6 sarkaal oo Talyaani ah.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: