Milliteriga xarakada Alshabaab ayaa habeenkii xalay qarax la beegsaday ciidamada DF oo ku sugnaa Tuulada Cali Waraabaale oo hoostagta magaalada Jowhar.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarka ciidamada dowlada lagu gaarsiiyay khasaaro aad u xoggan.
Weerarka waxaa lagu dilay ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidamada DF, halka qaar kale ay ku dhaawacmeen.