Xarakada Alshabaab oo Xalay Weeraro ka Fuliyay Gobolada Baay iyo Shabeelada Hoose.

40
0

Gobolka Baay:

Ciidamada jabhada xarakada Alshabaab ee ku sugan gobolka Baay ayaa xalay weerar culus ku qaaday askarta DF ee ku sugan magaaladaas.

Alshabaab ayaa weeraray xerada ciidamada dowlada ee loo yaqaano Xero Kowaad ee degmada Diinsoor.

Gobolka Shabeelada Hoose:

Ciidamada jabhada xarakada Alshabaab ee ku sugan gobolka Shabeelada Hoose ayaa weerar culus ku qaaday cidamada shisheeye ee ku sugan degmada Buulo Mareer.

Xarakada Alshabaab ayaa si joogta ah u weerara xeryaha ay ku sugan yihiin ciidamada shisheeye iyo kuwa DF.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here