Xuutiyiinta oo 3 Markab ku Weeraray Xeebaha Dalka Yemen.

16
0

Kooxda  Xuuthiyiinta ayaa sheegatay mas’uuliyadda 3 weerar oo lagu qaaday maraakiib marayey badda cas iyo badda Carabta ee xeebaha Yemen, kuwaas oo lala beegsaday gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

War laga sii daayay Telefishinka oo uu soo saaray Afhayeenka ciidamada Xuuthiyiinta, ninka lagu magacaabo Yaxye Sariic, ayaa lagu sheegay, in maleeshiyaadkooda  ay 3 Hawlgal oo Millateri ku qaadeen 3 Markab oo marayay badda Cas, badda Carabta iyo Baabul-Mandab,  Wuxuuna sii raaciyay in Saddaxda hawlgalba ay sidii loo qorsheeyay udhaceen, Balse kooxda maysan sheegin dalalka laga leeyahay Saddexdan markab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here