Talkiska ciidanka Ukren ayaa sheegay in ciidankooda ay duqeymo xoogan la dheceen Xarutan naftada ee Dawlada Ruushka ay ku leyihiin jaziirad u ukaha Qaram ,halkaas oo sida ay shegeen ah halka ugu weyn ee ay ciidankan Ruushka ay naftada ka qataan, Dawlada Ruusha ayaan wax ay xaqiijisa in ay gubatay guud ahaan xarunta shaidaalka iydoon aan sheegey wax khasri ah oo halkaasi ka dhashay.
Wazaarada dagaalka ee dawld aukran ayaanw ax ay barha bulshaa ku soo dabacday ,oraahyo ay ku bogaadineso cidankooda ee fuliyaya weerarkaani ,waxaan ay tira askrteen wax ay habeenkii xalay fuliyeen weerar guuleestay ,kasoo ay ku beegsadene xarunta naftada ee jaziirad u ekaha qaram ,halaasoo uu kusugn yahayu cadawga sida ay hadalka u digeen.
Muuqalo lagu fafiyaya bahara intarnedka ayaan muujinaya xarunta naftada ee rushaka oo gubanesa islamrkaana ay circa isku sahreertay qiic iyo uro madaw ,dagaalka u hdexeeyo dawladaha ukreyn iyo ruushiya ayaan wax uu mudooyinkii danbe noqda kuwa lasku adeegsaday gantaao kala duan ,ukareyn ayaan lagu soowaramayaa in ay adeegsneso gantaalda meel fog laga soo turo.
Dhanka daawlada Ruushka ayaa waxa ay Duqeymo xoogan la dul dhacday sacadii lasoo dhafayu dagada Awdisiyaa ee koonfuta wadanka Ukreyn waxaana ay sida lagu soowaramaya ay waxyeelo soogareen duumooyinka laga leeyahay magaaladaasi islamkaan ka shaqeynayaya dagada iyo dadyow kale.
Xogo lagu faafiyaya barta Talagaramka ayaan wax ay muujinayaa in duqeytaasi ay Dawlada Ruushka ay ka fuliysay ay ku dilshayu oday 60sanajir ah iydoo sidoo kale 5ruux ku dhawacday ,dagataani ayen ciidanka ruusha marrbanda ku beegsadeen duqeymo kala duwan.