Waa Maxay Istaraatiijiyadda Asalka Ah ee Xabashida?.
Nasaarada Xabashida ayaa leh taariikh cadowtooyo oo ka dhan ah islaamka iyo muslimiinta.
Boqorkii Xabashida ee lagu magacaabi jiray Abraha iyo ciidankiisa oo wata maroodiyaal wexee...
Loolanka u Dhexeeya Islaamka iyo Nasaarada Xabashida.
Loolanka u dhexeeya xaqa iyo baadilka waxa uu soconaaya ilaa maalinta qiyaame, Allaha SWT Quranka kariimka ah wuxuu ku yiri:
(وَلَا يَزَالُونَ يُقَاتِلُونَكُمْ حَتَّى يَرُدُّوكُمْ...
Maxaan ka Ognahay Xiriirka Taariikheed ee Masar iyo Soomaaliya?.
Waxaa la og yahay in xiriirka ka dhexeeya Masar iyo Soomaaliya uu ahaa mid xooggan ilaa wakhtiyadii hore ee taariikhda.
Waxaa jiray isku dayo la...
Dagaalka Masjidka Iyo Kaniisada ee Ka Socda Geeska Afrika.
Dagaalka u dhexeeya Masjidka iyo Kaniisada waxa uu ka socdaa Geeska Afrika qarniyo badan, jihaadka lagula jiray nasaarada Xabashida ah waxaa iska dhaxlaayay muslimiinta...
Gumaystaha Nasaarada Xabashida Iyo Muslimiinta Oromada.
Dhamaadkii qarnigii sagaal iyo tobnaad (19) ee miilaadiyada, Xabashida waxay qabsadeyn gobolka Oromiya iyagoo kaashanaya gumeystaha reer Yurub.
Oromada waa qowmiyad muslimiin ah balse maanta...
Waa Kuma Ismaaciil Haniya?
Ismaaciil Haniya waxa uu dhashay sanadkii 1963-kii. Waxa uu ku dhashay Xerada Sheeti ee Qaxoontiga Falastiiniyiinta, oo ku taalla Waqooyi-galbeed ee magaalladda Gaza.
Ismaaciil Haniya...
Yaa kasbaday? Mooyi. Waa Maqaal Dhab Ka Hadal Ah oo Ka Warramaya Xaalka Dalka?...
Swakopmund waa magaalo dhacda halka ay iska qabtaan saxaraha Namib Desert iyo xeebta Atlanticga ee waddanka Namibia, Koofur Galbeed qaaradda Africa. Waa magaalo sawirkeeda...
Maanta oo Kale Waxaa La Dilay Hogaamiyihii Xarakada Alshabaab Sheekh Abuu Zubeyr.
Maanta oo taariikhdu ay tahay 1da Sebteembar 2024 waxay ay ku beegan maalintii la dilay hogaamiyihii xarakada Alshabaab Sheekh Abuu Zubeyr.
Abuu Zubeyr ayaa la...
Waa Kuma Yaxya Sinwar?
Yaxya Ibrahim Xasan Al-Sinwar wuxuu ku dhashay deegaanka Khan Yuunis ee koonfurta Marinka Gaza, taariikhu markii ahayd 29 Oktoobar , 1962-kii.
Yaxya Sinwar wuxuu waxbarashadiisa...
Talooyin kaa caawinayo in aad waqtiga si sax ah u maareyso.
Waqtigu waa waxa ugu qaalisan ee uu qofka ibnu aadamka ahi haysto inta uu nool yahay, waana raasamaalka ugu faa’iidada badan haddii si wacan...