Weerar Ka Dhacay Baay iyo Gaari Looga Gubay Keenyaatiga Gobolka Lamu.
Militeriga xarakada Alshabaab oo weeraro ka fuliyay gobolka Baay iyo Lamu.
Ciidamada xarakada Alshabaab waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta shisheeye ee...
Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helay Khasaaraha Ka Soo Gaaray Ciidamada DF Dagaalo Shalay...
Dagaallo culus ayaa salaaddii Casar kadib maalintii shalay ka dhacay deegaan dhanka waqooyi uga beegan magaalada Buula Burte ee gobolka Hiiraan.
Sida ay wararku sheegayaan...
Amniyaadka Xarakada Alshabaab Oo Gudaha Magaalada Baladweyne Ku Dilay Askari Katirsan DF.
Ciidamada amniyaadka xarakada mujahidiinta Alshabaab ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa xalay howlgal madax jabis ah ka fuliyay gudaha magaalada Baladweyne.
Howlgalka ayaa si gaar...
Waa Sidee Xaaladda Magaalada Al- Fasher ee ay Go’doomiyeen Maleeshiyaadka RSF ee Dagaalka kula...
Dhakhaatiirta mutadawiciinta ah ee Suudaan ayaa ku dhawaaqay shalay Arbacadii in toddobo qof ay ku dhinteen, halka 11 kalana ay ku dhaawacmeen duqeyn ay...
Maxay Yihiin Kooxda M-23 ee ka Dagaallama Dalka Kongo.? [Warbixin]
M-23 waa dhaqdhaqaaq hubaysan oo ka jira bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, wuxuu inbadan kasoo dagaalamayay dalkaas, waxaana sanadkii 2012-kii mar kale dibloosoo...
Maleeshiyaadka Bangaraafta Oo Lagu Qarxiyay Deegaanka Masagawaay Ee Gobolka Galgaduud.
Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa qarax xooggan ka fuliyay gobolka Galgaduud.
Qarax oo goordhawed lala beegsaday gaari nuuciisu yahay C/Bile ayaa gabi...
Ciidamada Xabashida Itoobiya Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Gobolka Liibaan Ee Dhulka Soomaali...
Ciidamada Xabashida Itoobiya oo dil iyo weerar ka gaystay gobolka Liibaan ee dhulka ay gumeysato ee Soomaali Galbeed.
Inta la xaqiijiayay 1 qof oo shacab...
Faahfaahinno Laga Helay Dagaallo Shalay Ka Dhacay Beera-yabaal Ee Gobolka Hiiraan.
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo shalay ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu jabiyey ciidamada DF Soomaaliya.
Dagaalada ayaa shalay ka dhacay deegaanka Beerayabaal...
Dagaalo Lagu Jabiyay Ciidamada DF Oo Ka Dhacay Deegaanka Beerayabaal Ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamada xarakada Alshabaab ee k howlgal gobolka Hiiraan oo howlgalo militeri ka fuliyay gobolkaas.
Dagaalo aad u xooggan ayaa maanta waxay markale ka dhaceen deegaanka...
Weerar Jid-gal ah oo Ka Dhacay Xad Beenaadka U Dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Ciidamada xarakada Alshabaab oo howlgal jid gal ah ka fuliyay xad beenaadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Weerarka ayaa lagu beegsaday ciidamo katirsan maamulka Axmed...