Loolanka u Dhexeeya Islaamka iyo Nasaarada Xabashida.
Loolanka u dhexeeya xaqa iyo baadilka waxa uu soconaaya ilaa maalinta qiyaame, Allaha SWT Quranka kariimka ah wuxuu ku yiri:
(وَلَا يَزَالُونَ يُقَاتِلُونَكُمْ حَتَّى يَرُدُّوكُمْ...
Talooyin kaa caawinayo in aad waqtiga si sax ah u maareyso.
Waqtigu waa waxa ugu qaalisan ee uu qofka ibnu aadamka ahi haysto inta uu nool yahay, waana raasamaalka ugu faa’iidada badan haddii si wacan...
Dhageyso Nuxurka Dhigane Mugiim Ah (ماذا خسر العالم بانحطاط المسلمين)
Kitaabka lagu magacaabo waa kitaab aad iyo aad muhiim u ah kaasoo laga qoray waxa uu uu caalamku ku waayay hoobashada Muslimiinta.
Muhiimadda kitaabkan waxaad...
Is dhexgalka Dawlada iyo qabyaaladu waa duminta Qaranka. WQ: Elmi Farah Nur.
Ujeedada maqaalkan waxan ku ifinayaa dhibaatadii laga dhaxlay Qabyaalada iyo dawladnimadii Soomaaliyeed ee isku milmay, waxan hordhac ahaan u tilmaamayaa marxaladihii aw soo maray...
Faa’iidada Caafimaad Ee Waxtarka Khudaarta
Inkasta oo ay dhamaan khudaartu leeyihiin faa’iidyoon iyo waxtar badan oo kala duwan haddana mar kasta waxa jira inay iyaga laftigooda ku sii kala...