Saturday, April 19, 2025

Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan Oo Jawaab Adag Ka Bixisay War Ka Soo Yeeray...

0
Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan ayaa ah dowlad islaami ah oo ku kalsoon awoodeda ayadoo marnaba aan u hogaansamin cadaadiska ooga imaanaya wadamada reer...

Xildhibaan Katirsan Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Lagu Dilay Magaalada Baydhabo.

0
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in magaalada Baydhabo lagu dilay Xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Daqarre oo ka tirsanaa golaha deegaanka degmada Bardaale. Wararka ayaa...

Saraakiishii ugu Caansanaa Militariga Yahuudda ee is Casilay Kadib Dagaalkii Duufaanta Al-Aqsaa.(Warbixin)

0
Hawlgalkii duufaanta Al-Aqsa ee ay ku dhawaaqeen iska caabinta Falastiiniyiinta 7-dii October, 2023-kii, ee ka dhanka ahaa Yahuudda ayaa horseeday in tiro ka mid...

Maxay Yihiin Yoolalka Natanyaahu ee uu Gaari Waayay Mudo 15 Bilood ah oo uu...

0
Muddo 15 bilood ah, Ra'iisul Wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu ma joojin ku celcelinta yoolalkiisa ku aaddan dagaalka Marinka Qaza, oo uu ugu muhiimsanaa soo...

Taliyaha Ciidanka Gumeystaha Yahuuda Herzi Halevy Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Iska Casilayo Xilkiisa.

0
Herzi Halevy oo ah taliyaha ciidamada gumeystaha Yahuuda ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilayo xilkiisa, waxaana maalmahan socday is casilaado is daba joog...

Imaarada Islaamiga Ah Ee Afgaanistan Oo Ku Dhawaaqday In Xoriyadiisa Uu Dib U Helay...

0
Hafid Diyaa Axmed, oo ah ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee imaarada islaamiga ah ee Afgaanistan, ayaa sheegay in mujaahid Khan Maxamad uu...

Bin Gafiir Iyo Wasiirada Xisbigiisa Ayaa Iska Casilay Xukuumadda Iyagoo Diidan Heshiiska Xabad Joojinta...

0
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay – maanta oo Axad ah – in wasiirka amniga Bin Gafiir iyo wasiirrada xisbigiisa (Yuhuush Greatness) ay u gudbiyeen istiqaalad...

Howlgallo Militari Oo Ka Dhacay Gobolada Baay iyo Shabeelaha Hoose.

0
Militariga xarakada Alshabaab oo weerar qorsheysan la beegsaday isbaaro ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya u taalay deegaanka Goofduud Buurey ee hoostaga degmada Baydhabo. Inta la xaqiijiyay...

Qarax Khasaaro Xoggan Gaysaty Oo Lala Beegsaday Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

0
Ciidamada xarakada mujahidiinta Alshabaab oo weerar ku qaaday deegaanka Buurane ee duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha dhexe. Guutada qaraxyada ee Alshabaab ayaa qarax la...

DEG DEG: Ciidamada Xabashida Itoobiya Oo Qarax Xoggan Lugala Beegsaday Gudaha Magaalada Baydhabo.

0
Wararka ka imanaya gobolka Baay ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta qarax uu ka dhacay gudaha magaallada Baydhabo ee xarunta maamulka goboleedka...

Recent Posts