Ciidamada Shisheeye Oo Askar Laga Dilay Sidoo Kale Gawaari Laga Gubay.
Ciidamada xarakada mujahidiinta Alshabab waxay qaraxyo la beegsadeen kolanyo ka tirsan ciidamada shisheeye oo ka baxday deegaanka Shalambood kuna sii jeeday deegaanka Nambar60.
Inta la...
Ciidamada Alqaacidada Dalka Yeman oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Abyan.
Ciidamada Alqaacidada dalka Yeman oo howlgal milliteri ka sameeyay gobolo katirsan dalkaas.
Milliteriga Alqaacida ee ka dagaalama gobolka Abyan gaar ahaan mandiqadda Mudiyah ayaa askari...
Militariga Xarakada Alshabaab Oo Weeraro Ka Fuliyay Gobolada Gedo, Shabeelada Hoose iyo Baay.
Ciidanka xarakada Alshabab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Gedo.
Weerar loo adeegsaday qarax ayee la beegsadeen guri ay ku qayilayeen ciidamada...
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Xero Ay Ku Sugnaayeen Taliyaha Ciidamada DF Odowa Iyo Taliyaha Sirdoonka...
Ciidamada guutada madaafiicda xarakada mujahidiinta Alshabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar madaafiic ah ku garaaceen saldhig ay degen yihiin ciidamada Gorgor.
Weerarka ayaa ka dhacay...
Muxuu Daarnaa Safarkii uu Xassan Sheekh Maxamuud ku Tagay Dalka Itoobiya? (Warbixin)
Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku heshiiyey in dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhexeeyay...
Askar ka Tirsan Yahuudda oo Qirtay inay Dambiyo Dagaal ka Galeen Marinka Gaza.(Warbixin)
Wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay, in askar Israa’iiliyiin ah ay qirteen in ay galeen dambiyo dagaal, sida inay bar-tilmaameedsadeen dadka aan isdifaaci karin,...
Xarakada Alshabaab Oo Qarax La Beegsaday Gudoomiyaha Bardaale Sidoo Kale Weerar Qarax Ah Ka...
Ciidamada xarakada mujahidiinta Alshabaab waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen koontarool ay fariisin ku lahayeen ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo ku yaala Hareeri Kaadiyow...
Magacyo Badan Iyo Ujeeddo Mid Ah. W/Q: Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
Bishii January, sannadkii 1992, ciidamo ka socday Qaramada Midoobay ayaa la keenay Soomaaliya. Waa wajigii hore ee hawlgalkii Qaramada Midoobay ee UNOSOM. Sida oo...
Ciidamada Shisheeye Ee Yugaandha Oo 7 Askari Looga Dilay Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya, in militariga xarakada Alshabaab silsilado qaraxyo ah la beegsadeen kolonyo katirsan ciidanka Shisheeye gaar ahaan...
Ciidamada Dalka Suudaan Oo Gacanta Ku Dhigay Magaalada Wad Madani Ee Bartahama Dalk Suudaan.
Afhayeen u hadlay dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Suudaan ay magaalada Wad Madani ee caasimadda gobolka Al-Jaziira,
ka xoreeyeen maleeshiyaadka Dacmu Al-Sariic.
Afhayeenka Xukuumadda,...