DEG-DEG: Daawo Malatariga Al-Shabaab oo la Wareegay Deegaanka Yasooman ee Gobalka Hiiraan. [SAWIRRO]
Mu'assasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor-dhow baahisay inka badan 10 sawir oo lagu soo bandhigaya Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la...
Mujaahidiinta oo Bayaan Kasoo Saaray Lawareegida Degmada Aadan Yabaal iyo Deegaanka Yasooman.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay saakay oo Arbaco ah weerarro cagmarin ah ku qaadeen
saldhigyadii ay cadawga murtadiinta ah ku lahaayeen duleedka iyo gudaha degmada Aadan Yabaal...
DEG-DEG: Daawo Sawirro Hordhac ah oo ku Saabsan Weerarradii Cagmarinta ahaa ee Saaka lagula...
Halkan ka daawo Sawiro hordhac ah oo ku saabsan weerarradii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay ku qaadeen kuna qabsadeen saldhigyada...