Sunday, July 6, 2025

Gabayga “KAABUL IYO GUUSHA REER AFGANISTAAN” Waxaa Tiriyay Abwaan Cabdullaahi Soomaali.

0
Gabaygaan waxaa lagu magacaaba "Kabul iyo Guusha Reer Afganistaan" waxa uu si qoto dheer oga hadlaaya guushii reer Afganistaan ay gaareen. Gabaygaan "Kabul iyo Guusha...

Gabayga “QABYAALAD” Waxaa Tiriyay Abwaan Abshir Bacadle.

0
Gabayga Qabyaalad waa gabay aad u qiimo badan, bulshada Soomaaliyeed muhiimad gaar ah u leh, madaama cudurka qabyaaladu dhibaato badan uu ku haayo bulshadeena...

Gabayga “GUDBAN” Waxaa Tiriyay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

0
1898kii illaa 1910kii, ayaa Sayidku dadka ku waday waano iyo waxsiin si loo helo israac iyo wadajir, gaalana meel looga soo wada jeesto, inkastoo...

Gabayga “KOOFIL” Waxaa Tiriyay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

0
Gabaygaan waxaa la tiriyay ka dib markii la dilay gaalkii lagu magacaabi jiray Koofil, waaxana tiriyay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Waa Kuma Koofil? Richard Corfield waa...

Gabayga “NIN AQDAAMO FERENJI AH” Waxaa tiriyay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

0
Markii gumeystihii reer galbeedka ay ku fashilmeen dagaalka ay kula jireen dowladii islaamiga ahayd ee Daraawiish, waxay sameeyeen shirqoolo badan oo lagu burburinaayo halganka,...

Gabayga “Kufriga Ina Gabraaraya”

0
Waxaa shaki lagaliyaa in gabaygan uu Sayidku mariyey iyo in Darwiish kale mariyey. Mid kastaaba ha mariyee wuxuu kula hadlaayey Soomaalida guud ahaan - isagoo...

Recent Posts