Faahfaahin: 20 Askari oo Kenyan ah oo Dhimasho & Dhaawac Ku Noqday Qarax ka...
Wararka ka imanaya gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya ayaa xaqiijinaya in weerar xooggan oo miino ah lala beegsaday kolonyo ciidamo Kenyaan...
Yukrayna oo Duqeyn Ku Dhishay Mid kamida Saraakiisha ugu Sareeyo Ciidamada Badda ee Ruushka.
Wararka kasoo baxaya dagaalka u dhaxeeyo Ruushka iyo Yukrayn ayaa ku waramaya, in taliye ku xigeenka ciidamada badda ee Ruushka, lagu dilay weerar gantaal...
Tonanaan Askari oo Raashiyaan ah oo Lagu Dilay Weerarro ka Dhacay Dalka Maali.
Waxaa si isa soo taraysa u sii xoogeysanaya weerarada ay ciidamada mujaahidiinta ee Jamaacada Nusratul Islaam wal-Muslimiin ka fulinayaan dalka Maali, kuwaas oo u...
Wasiir Hore oo Raashiyaan ah oo Lagu Xukumay 13 Sano oo Xarig ah.
Maxkamad ku taalla magaalada Mosko ee caasimadda Ruushka ayaa ku xukuntay 13 sano oo xarig ah wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda difaaca ee...
Maraykanka oo Hakiyay Gargaarkii Milatari ee uu Siin Jiray Yukrayn Sababa La Xiriira Gabaabsi...
Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay joojisay dirista qaar ka mid ah hubkii ay horey ugu ballanqaadday dawladda Yukrayn, taas oo...
Saraakiil ka Tirsan ciidamada Bakistaan oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Waqooyi Galbeed Dalkaas.
Dalka Bakistaan ayaa lagasoo sheegayaa inuu ka dhacay qarax culus oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen xubno ka tirsan dawladda, kaddib markii gaari...
Millatariga Al-Shabaab oo la Wareegay 2 Deegaan oo Hoostaga Degmada Moqokori ee Hiiraan. [Sawirro]
Waxaa lagu soo waramayaa, inay ciidamada dowladda Fadaraalka isaga firxadeen deegaanno istiraatiiji ah oo dhaca bariga gobalka Hiiraan, kadib markii ay ka war heleen...
Diyaarad Millatari oo ay Leedahay Dowladda Uganda oo ku Burburtay Magaalada Muqdisho.
Subaxnimadii hore ee saaka waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku burburtay diyaarad nuuceedu ahaa Helicopter oo ay lahaayeen ciidamada shisheeya ee duulaanka ku...
Dab Xooggan oo Maalinkii Afraad Si Xiriira uga Socda Gobollo ka Tirsan Dalka Turkiga.
Dalka Turkiga ayaa wajahaya xaalad degdeg ah oo ka dhalatay dab ballaaran oo kusii fidaya kaymaha dhaca galbeedka iyo koonfurta dalkaas, gaar ahaan gobollada...
Tiro Dad oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar Midiyayn oo ka Dhacay Jarmalka.
Booliska dalka Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday, in hal qof uu ku dhintay laba kalena ay si xun ugu dhaawacmeen, kadib markii ruux isticmaalayay...