Thursday, May 22, 2025

Damaca Itoobiya iyo Dareen La’aanta Dadka Soomaaliyeed. (Maqaal)

0
Itoobiya waa dal ay Soomaaliya kalasoo dhaxaysay cadaawad fog oo ku salaysan diin, isir iyo dhul intaba, taas oo soo socotay tan iyo qaniyo...

Maxaan ka Ognahay Xiriirka Taariikheed ee Masar iyo Soomaaliya?.

Waxaa la og yahay in xiriirka ka dhexeeya Masar iyo Soomaaliya uu ahaa mid xooggan ilaa wakhtiyadii hore ee taariikhda.  Waxaa jiray isku dayo la...

Dhageyso Nuxurka Dhigane Mugiim Ah (ماذا خسر العالم بانحطاط المسلمين)

Kitaabka lagu magacaabo waa kitaab aad iyo aad muhiim u ah kaasoo laga qoray waxa uu uu caalamku ku waayay hoobashada Muslimiinta. Muhiimadda kitaabkan waxaad...

Al-Kataib oo Baahisay Sawrraddii Dagaalkii Geerille+ sawirro.

0
Mu'assasada Al-Kataib garabka warbaahineed ee xarakada Al-shabaab ayaa baahisay sawirro muujinaya khasaaraha DF lagu  gaarsiiyay dagaallo Arbacadii ka dhacay deegaanka Geerille ee hoostaga degmada...

Dowaladda Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Wariye Cali Nuur Salaad.

Ciidamada Booliiska degmada Kampala ayaa dhab ahaantii dhigay wariye Cali Nuur Salaad, oo kamid ah wariyeyaasha magaalada Muqdisho. Ciidamada degmada Waaberi ayaa gacanta ku dhigay...

Qaabkee ayay Xarakada Al Shabaab ula Wareegeen Saldhigga Deegaanka Harboole + Sawirro.

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Alshabaab ayaa Video cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaanka Harboole ee duleedka Afmadoow. Muqaalka...

5 Arimood oo ay Wadaagaan Dawladdii Suuriya ee Burburtay & Dawladda Fadaraalka ee Soomaaliya.(Maqaal)

0
Waxaan maalmihii lasoo dhaafay si qoto dheer ula socday waaga cusub ee ubaryay dalka Suuriya, kaddib markii ay kooxihii mucaaradka ee Suniyiinta talada ka...

𝗜𝗦𝗞𝗨-𝗫𝗜𝗥𝗡𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗦𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗤𝗢𝗦𝗬𝗞𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗗𝗛𝗜𝗦𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗕𝗨𝗟𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔.

Qur'aanka Kariimka ah waxaa ku jirta 𝗦𝘂𝘂𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗙𝘂𝗿𝗿𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗦𝘂𝘂𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗿𝗸a! Waxa aan is-weydiiyay Sababta!, dabadeedna Suuradda Furriinka Qudheeda ayaan ka dhex...

Askari Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Degmada Waajid.

  Ciidamada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay dagan yihiin ciidamada Xabashida Itoobiya. Saldhiyada la weeraray ayaa ku yaala degmada Waajid gobolka Bakool ee Koonfurta...

Recent Posts