Waa kuwee Dalalka ugu Caansan ee laga keeno Hubka lagu Xasuuqayo reer Qaza?...
Websaydhka laga leeyahay Faransiiska ee “Ouest France” ayaa daabacay warbixin dib u eegis ku samaynaysa dalalka ugu muhiimsan ee hubka siiya Yahuudda.
Mareekanka
Waa masdarka ugu...
Mudaaharaadyo ka Dhan ah Gumeystaha Yahuuda oo ka Dhacay Dalka Canada + Sawiro.
Mudaaharaad xooggan ayaa ka dhacay dalka Canada gaar ahaan magaalada Montreal.
Magaalada Montreal ayaa ah magaalada labaad ee dalka Canada ugu weyn waxayna ku taalaa...
Howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa iyo Fashilka Gumeystaha Yahuuda [Warbixin].
Guutada Al-Qassam, oo ah garabka militari ee ururka Xamaas, ayaa bilaabay Hawlgalka “Duufaanta Al-Aqsa” subaxnimadii Sabtida, 7, Oktoobar, 2023.
Militariga iskacaabinta ayaa in ka badan...
Yukrayn oo burburisay boqollaal diyaaradood oo uu Ruushku leeyahay.
Ciidamada Yukrayn ayaa ku dhawaaqay in ay burburiyeen bakhaar ay ku jireen ilaa 400 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, kaas oo ku yaalla...
Gumeystaha Yahuuda oo Dalka Suuriya ku Duqeeyay Warshad ay Leedahay Dowlada Iiraan
Gumaystaha Yahuuda ayaa subaxnimadii hore ee saaka duqeeyay mandiqad warshadeed ku taala gobolka Xamis ee bartamaha dalka Suuriya.
Duqeynta ayaa sababtay in ugu yaraan afar...
Gumeystaha Yahuuda oo Laga Dilay Sarkaal Sare.
Sarkaal sare oo katirsan ciidama gumaystaha Yahuuda oo lagu dilay dalka Lubnaan.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaaba Major Roni Ganizit oo 36 jir ah...
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay fuliyay howlgallo isugu jira qaraxyo iyo kuwa toos...
Ciidamo katirsan xaarakada al- shabaab waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen guri ay ku qayyilayeen askar katirsan DFka oo ku yaala agagaarka buundada weyn...
Markab marayay badda cas oo la kulmay weerar.
Hay’ad qaabilsan hawlaha ganacsiga ee badaha oo laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa sheegtay, in markab ku socdaalayay badda Cas oo koonfur galbeed ka xigta...
Dagaallo u dhaxeeya Muqaawamada Falastiiniyiinta iyo ciidamada Yahuuda oo ka dhacay Daanta galbeed.
Dagaalyahanada wax iska caabinta falastiiniyiinta ayaa dagaallo toos ah kula jira ciidamada gumaysiga ee gudaha xerada Al-Fara, oo ku taala koonfurta Tubas ee dhacda...
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Lagu Qarxiyay Gobolka Sh/dhexe.
Shabeellada Dhexe:
Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaa guutada qaraxayasa oo maanta howlgal qarax ah ka fuliyay gobolka Sh/dhexe.
Qaraxa ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee...