DOODII UGU DAMBEYSAY EE KA DHACDAY MADAX TOOYADA MUQDISHO. ...
Madax weynaha maamulka labaxay Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa xalay si cad udiiday iney qabsoonto doorasho qof iyo cod ah, taas bedelkeeda wxuu sheegay in...
Gumeystaha Yahuuda ku Dhaawaqay In Laga Dilay Askar Qaar Kale Laga Dhaawacay.
Ciidamada gumeystaha Yahuuda ayaa ku dhawaaqay jn laga dilay 1 askari qaar kale looga dhaawacay dagaalada ka socda xuduud beenaadka ay wadagaan Lubnaan iyo...
Dagaalo Lagu Jabiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Ceeldheer.
Gobolka Galgaduud:
Dagaallo culus oo lagu jabiyey ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ceeldheer.
Dagaalada ayaa si gaar ah ooga dhacay deegaanka...
Ciidanka yahuudda oo ugu baaqay dadka dagan Jabalia inay isaga qaxaan.
Deegaanka Jabalia ee Marinka Qaza ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay barakac aad u ballaaran, waxaana uu kusoo beegmayaa xilli ciidamada yahuudda howlgalla...
Taliyaha CID-da Maamulka Koonfur Galbeed oo Gurigiisa Lagu Weeraray.
Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday, hoyga uu magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay ka dagan yahay sarkaal katirsan maamul goboleedka...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gaari Looga Gubay Gobolka Galgaduud.
Gobolka Galgaduud:
Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa qarax xooggan ka fuliyay duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Qaraxa ayaa lagu gubay gaari Cabdi...
Gumeystaha Yahuuda oo Duqeyn ku Dilay Wariye Xasan Xamad Xilli uu ku Sugnaa Gurigiisa...
Warbaahinta reer Falastiin ayaa wax yar ka hor shaacisay in weriye Xasan Xamad uu ku shahiiday duqeyn ay gaalada Yahuuda ay ka gaysteen xerada...
Gumeystaha Yahuuda oo Xasuuq Ka Gaystay Masjid, Iskuul iyo Guryo ku Yaalla Magaalada Gaza...
Gumeystaha Yahuuda ayaa saacadihii la soo dhaafay ka gaystay magaalada Gaza xasuuq aad u daran ka dib markii ay duqeeyeen maajid, iskuul, xarumo dad...
Gabayga “KAABUL IYO GUUSHA REER AFGANISTAAN” Waxaa Tiriyay Abwaan Cabdullaahi Soomaali.
Gabaygaan waxaa lagu magacaaba "Kabul iyo Guusha Reer Afganistaan" waxa uu si qoto dheer oga hadlaaya guushii reer Afganistaan ay gaareen.
Gabaygaan "Kabul iyo Guusha...
Hogaamiye Katirsan Guutada Al-Qassam Ayaa Isaga iyo Qoyskiisa Lagu Dilay Waqooyiga Dalka Lubnaan.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay in ay shahiideen hogaamiye katirsan guutada Al-Qassam oo lagu magacaabo Saciid Cadallah Cli, xaaskiisa iyo...