Burburka ka Dhashay Duqeyntii Iiraan ay ku Qaaday Garoomada Militari ee Gumeytaha Yahuuds oo...
Wargayska Cibraaniga ah ee Macaarif ayaa faafiyay qaar ka mid ah sawirada burburkii ka dhashay duqeyntii Iiraan ay la beegsatay gumeystaha Yahuuda.
Weerarka gantaallada loo...
Kooxda Xuutiyiinta Yeman oo Qarxiyay Markab Laga Leeyahay Dalka Ingriiiska + Sawiro.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay weerar xoggan ku qaadeen mid ka mid ah maraakiibta laga leeyahay dalka Ingiriiska.
Markabka la weeraray ayaa maraayay...
Ciidamada Gumeystaha Yahuuda oo ku Dhawaaqay in 8 Askari Looga Dilay Koonfurta Lubnaan.
Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in 8 askari looga dilay dagaallo ka dhacay koonfurta dalka Lubnaan.
Warbaahinta gumeystaha ayaa sidoo kale sheegtay in 39 ...
Xamaas oo Sheegatay Mas’uuliyadda Dilka 7 Israa’iiliyiin ah oo Lagu Dilay Howlgalkii Yaffa.
Guutada Al-Qassam, ee taabacsan dhaqdhaqaaqa Xamaas ee Falastiin, ayaa Arbacadii sheegatay mas’uuliyadda hawlgalkii Yaffa ee maalintii Talaadadii lagu xasuuqay qaar ka mid ah gumeystaha...
Ciidamada Shisheeye oo Lagu Qarxiyay Shabeelada Hoose.
Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab ayaa 3 Qarax la beegsaday kolanyo katirsan ciidamada shisheeye Afrikaanta ah.
Qaraxyada ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Danow...
DEG DEG: Dowlada Iiraan oo Duqeysay Saldhiyada Gumeystaha Yahuuda.
Dowlada Iiraan ayaa habeenkii xalay ku dhawaaqday in ay duulaan balaaran ku qaaday gumeystaha Israa’iil.
Iiraan ayaa duulaanka dhanka cirka ah u adeegsatay sawariikh casri...
Ciidamada Shisheeye oo ku Hoobtay Qarax ka Dhacay Golweyn.
Ciidamada militariga xarakada Al-Shabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa maanta fuliyay qarax ay ku hoobteen askarta shisheeye.
Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhexeysa deegaanada...
DEG DEG: Ciidanka Gumeystaha Yuhuuda oo Bilaabay Howlgal Dhanka Dhulka ah oo Lagu Qaadaayo...
Ciidanka gumeystaha Israa’iil ayaa ku dhawaaqay billowga hawlgallo dhanka dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada kooxda Xisbullah ee koonfurta dalka Lubnaan.
Raadiyaha ku hadla...
Ciidamo Sahay Uwaday Garoonka Militariga Bilidoogle oo Weerar La Kulmay.
Shabeelada Hoose:
Ciidamada xarakada Alshabaab ee ka howlgalka gobolka Shabeelada hoose ayaa habeenkii xalay weerar jid-gal ah u dhigay kolanyo katirsan ciidamada DF kuwaas oo...
Gumeystaha Yuhuuda oo Duqeeyay Dalka Yeman.
Diyaaradaha dagaalka gumeystaha Yuhuuda ayaa maalintii shalay ahayd duqeymo ka fuliyay magaalooyinka ay maamullan kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen.
Gumeystaha ayaa la beegsaday duqeymaha garoonka...