Ciidamada DF oo Lagu Weeraray Magaalada Moqdisho.
Gobolka Banaadir:
Militariga xarakada Alshabaab ee ka howlgala gobolka Banaadir waxey habeenkii xalay weerar isugu jira dagaal iyo qarax la beegsadeen isbaaro ay ku sugnaayeen...
Weeraro ka Dhacay Gobolka Shabeelada Hoose.
Shabeelada hoose:
Ciidamada militariga Alshabaab waxey habeenkii xalay madaafiic xoogan ku garaaceen xerada ciidamada shisheeye ka dagan yihiin degmada Buulo Mareer.
Madaafiicda waxey si toos ah...
DEG DEG: Qarax ka Dhacay Degmada Afgooye.
Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa caawa howlgal loo adeegsaday ka fuliyay degmada Afgooye.
Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose waxaana lala beegsaday...
Yahuuda oo ku hanjabtay inay Lubnaan ku qaadi doonto weerar dhulka ah.
Taliyaha gobolada waqooyi ee ciidamada Yahuuda, ayaa sheegay in ololaha militari ee ka dhanka ah Lubnaan uu galay waji kale, loona baahan yahay in...
Ciidamada DF ee Ku Suggan Gobolada Sh/Dhexe Iyo Jubbada Hoose Oo Weeraro La...
Gobolka Shabeelada Dhexe:
Ciidamada militariga xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada madaafiicda ayaa xalay weerar loo adeegsaday madafiic ka fuliyay gobolka Sh/dhexe. Alshabaah ayaa si gaar...
Guutada Qaraxyada Xarakada Alshabaab oo Qaraxyo ka Fuliyay Gobolada Baay & Banaadir.
Gobolka Banaadir:
Ciidamada militariga xarakada Alshabaab waxey habeenkii xalay howlgal ka fuliyeen gudaha magaalada caasimadda ah ee Moqdisho.
Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab ayaa qarax la...
Ruushka oo cambaareeyay daandaansiga Yahuudda ee ka dhanka ah Lubnaan.
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Vershinin ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka ballaaran ee militariga iyo daandaansiga sahaayinada ee ka dhanka ah...
Imaarada Islaamiga ah Ee Afgaanistaan Ayaa Soo Afjartay Beerashada Darooga.
Baaritaano laga sameeyay beerashada daroogada ee dalka Afganistaan ayaa muujinaysa in imaarada Islaamiga ah ee Afqaanistaan ay si buuxda ula dagaalantay darooga.
Warbixinada ayaa muujinaaya...
Militariga Alshabaab oo Howlgallo Qaraxyo ah ka Fuliyay Gobolka Sh/hoose.
Militariga xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa maanta qaraxyo ka fuliyay deegaanada ay ciidamada dowlada Soomaaliya kaga sugan yihiin gobolka Shabeelada hoose.
Degmada Buula-mareer:
Ciidamada...
Maleeshiyaadka Danab oo Jab Xoggan Lagu Gaarsiyay Sh/Hoose.
Qaar ka mid ah maleeshiyaadka Danab uu Mareykanku tababaro ayaa xalay lagu dilay gobalka Sh/hoose.
Maleeshiyaadka ayaa weerar kusoo qaaday xaafado ka tirsan degaanka Farsooley...