Ma Ciidan Soomaaliyeed Mise Carrotuul Gumeysi? Maqaal.
Xaqqiiqo ahaan, ilaa inta dadka Muslimiinta ahi ay u oommanyihiin isbeddel, dagaalku waxa uu ahaan doonaa jidka kaliya ee isbeddelkaas loo maro.
Maraykanku waxa ay...
Maxaa Ka Ognahay Howlgalka ka Dhacay Buundada Karaama Ee Lagu Xasuuqay Gumeystaha Yahuuda.
Weerar halyeeynimo ayaa ka dhacay maanta oo Axad ah xuduud beenaadka ay wa daagaan Urdun iyo Falastiin.
Weerarkaan ayaa si gaar ah ooga dhacay buundada...
Ku Dhawaad 10 Askari oo dowlada Yugaandha Looga Dilay Qarax ka Dhacay Sh-hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo shalay ciidamo Yugaandha lagula beegsaday degaan katirsan gobalka Sh-hoose.
Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay...
Askari Katirsan Sirdoonka DF oo Lagu Dilay Degmada Afgooye.
Ciidamada amniyaatka xarakada Alshabaab oo howlgal qorshaysan ku dilay askari katirsan sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dilka ayaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.
Askariga...
Ciidamada Yugaandha oo Lagu Weeraray Gobolka Shabeelada Hoose.
Guutada qaraxyada Xarakada Alshabaab ayaa qarax culus la beegsaday ciidamada Shisheye gaar ahaan kuwa Yugaandha, kuwaas oo maraayay agagaarka deegaanka Nambar 50 ee Shabeelada...
Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael oo ku Hanjabay Dagaal.
Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael ayaa sheegay in ay maamulka Abay Axmed uu waso kala qaybunta iyo burburinta TPLF.
Debretsion ayaa sidoo kale sheegay inay ku...
Xarakada Alshabaab oo Madaafic ku Garaacay Saldhiga Mareykanka ee Bilidoogle.
Guutada madafiicda ee xarakada Alshabaab ayaa maanta weerar madafiic loo adeegsaday ku garaacay garoonka Balidoogle ee gobolka Shabeelada hoose.
Sida lagu soo waramayo Madaafiicda ayaa...
Eeyaha La Naaxiyo Xilliga Jiilaalka!
Cali Jeyte Cusmaan waa hoggaamiyaha Maleeshiyaadka Macaawisleyda ee Itoobiya ay sameysatay sanaddii 2022-kii, wuxuu hadda diyaar u yahay in uu ubaal gudo saraakiisha xabashida...
Maxaan ka Ognahay Xiriirka Taariikheed ee Masar iyo Soomaaliya?.
Waxaa la og yahay in xiriirka ka dhexeeya Masar iyo Soomaaliya uu ahaa mid xooggan ilaa wakhtiyadii hore ee taariikhda.
Waxaa jiray isku dayo la...
Maxay Tahay Sababta Ay Dadka Itoobiyaanka Ah Uga Cararayaan Garowe.?
Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa si xiriir ah uga baxaya shacab badna oo Itoobiyaan ah oo muddo halkaasi ku sugnaa kuwaasoo u...