Thursday, April 10, 2025

Xisbullah oo Weerar Dhanka Cirka ah ku Qaaday Gumeystaha Yahuuda.

Weerar dhanka cirka ah oo loo adeegsaday diyaarado nuuca aan duuliyaha ahayn ah ayaa lagu qaaday saldhiga Maxfat Alon. Saldhiga la weeraray ayaa Koonfur Galbeed...

Gumeystaha Yahuuda oo Xasuuq u Geystay Boqolaal Qof oo Salaada Subax Tukanaayay + Sawirro.

Gumeystaha Yahuuda ayaa saaka duqeyn ka geystay Iskuulka Al-Tabiciin, xiligii Saaladii Subax ayagoo beegsaday boqolaal qof oo tukanaayay. Iskuulka Al-Tabiciin ee la duqeeyay ayaa ku...

Xasan Sheekh oo Itoobiya U Saxiixaya Badda Soomaaliya! Maxaa Farqi Ah oo u Dhaxeeyay...

Dowladda wadanka Turkiga ayaa sheegeen in Itoobiya ay ka dhaadhiciyeen iney ixtiraamto madaxbannaanida Soomaaliya, dhanka kalana uu Xasan Sheekh u saxiixo badda Soomaaliya. Tan micnaheedu...

Gudoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda ee Magaalada Baladweyne oo La Dilay.

Cabdi Sahal Shuuriye Xuseen oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda ee magaalada Baladweyne ee maamulka goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay lagu dilay gudaha...

Gumaystaha Yahuuda oo duqeyn ka Geystay waqooyiga Marinka Gaza.

Gumeystaha Yahuuda ayaa duqeyn la beegsaday guri ay deganaayeen qoyska Sheekh Sacad Abuu Khaliifa. Guriga la beegsaday ayaa ku yaalo deegaanka Jabaliya ee waqooyiga Marinka...

Ciidamada Mareykanka ee ku Sugan Dalka Suuriya oo Weerar La Kulmay.

Weerar loo adeegsaday diyaarada nuuca aan duuliyaha lahayn ah ayaa maanta oo Sabti ah lagu weeraray saldhig lagu magacaabo Kharab al-Jir oo ku yaalo...

Camos Yadlin: Netanyahu Israa’iil wadada musiibada Ayuu Kuwadaa.

Taliyihii hore ee sirdoonka militariga gumeystaha Yahuuda ninka lagu magacaabo "Camos Yadlin" ayaa sheegay in Netanyahu uu ku hogaaminaayo maamulka gumeystaha Yahuuda wadada fashilka...

Safiirka Mareykanka iyo kuwa Reer Yurub U Fadhiya Jabaan oo Diiday Ka Qeyb Galka...

Dalka Jabaan waxaa lagu qabtay munaasabad sannadle ah oo loogu baroordiiqayay xasuuqii uu Mareykanku ka geysay wadankaas gaar ahaan magaalada Nagasaki halkaasoo uu ku...

Waa Kuma Yaxya Sinwar?

Yaxya Ibrahim Xasan Al-Sinwar wuxuu ku dhashay deegaanka Khan Yuunis ee koonfurta Marinka Gaza, taariikhu markii ahayd 29 Oktoobar , 1962-kii. Yaxya Sinwar wuxuu waxbarashadiisa...

War Cusub: Masar oo Ciidamo u Soo Diraysa Soomaaliya.

Dawladda Masar ayaa ciidamo u soo diraysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, kaas oo beddelaya hawlgalkii fashilmay ee...

Recent Posts