Diyaaradaha Turkiga oo Xasuuq ka Geystay Dalka Mali + Sawirro.
Duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday magaalada Tinzouatine, oo u dhow xudduudda Aljeeriya ayaa la soo warinaaya in khasaaro xooggan uu ka dhashay.
Duqeynta...
Dufcad Cusub oo Katirsan Militariga Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan oo Tababar Loo Soo...
Maanta oo Isniin ah waxaa tababar loo soo xiray dufcad ka mid ah ciidamo militariga Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan.
Ciidamada tababarka loo soo xiray...
Hoggaansanaanta Kownka.
Hoggaansanka iyo isdhiibidda Islaamku dadka ugu yeerayo waa hoggaansanaanta ka muuqata kownkan dhammaantiis.
Waxaan ognahay kownka oo dhan; cirka, dhulka, qorraxda, dayaxa, xiddigaha iyo wax...
DAAWO: Sheekh Cali Dheere oo Ka Jawaabay Cabashada Bulshada Digniintii Ugu Cusleydna U Diray...
Shir Jaraa’d oo cinwaan looga dhigay (Digniin Ku Socota Shirkadaha, Bangiyada Iyo Shakhsiyaadka Ku Lug Leh Boobka Hantida Shacabka Muslimka Ah Ee Soomaaliyeed) ayuu...
DEG DEG: Qarax Xoggan oo ka Dhacay Afaafka Hore ee Macbad ay Leeyihiin Yuhuuda...
Warbaahinta dalka Faransiiska ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee macbad ay Yuhuudda ku leeyihiin koonfurta Faransiiska.
Wargeyska...
Mid ka mid ah Maleeshiyaadka u Shaqeeya Imaaraatka Carabta oo La Toogtay.
Howlgal toogasho ah oo ay fuliyeen ciidamada Alqaacidada Yeman ayaa ka dhacay gobolka Abyan.
Weerarka ayaa loo adeegsaday qoriga Sniper ka loo yaqaano, waxaana lagu...
Naftii Hurihii Fuliyay Weerarkii Istish-haadiyada Ahaa ee ka Dhacay Magaalada Tel Aviv oo La...
Subaxnimadii hore ee maanta oo Khamiis ah ayaa la ogaaday shaqsiyadda naftii hurihii fuliyay weerarkii istish-haadiyada ahaa ee ka dhacay 4 maalmood ka hor...
Xisbullah oo Duqeeyay Saldhigyada Gumeystaha Yahuuda.
Kooxda Xisbullah ayaa sheegtay in maanta oo khamiis ah ay duqeysay ilaa 5 goobood oo ku yaala waqooyiga Falastiin ee ku hoos jira maamulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Itoobiya ku Eedeysay Dilka 20 Kun oo Soomaali ah iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada caasimada Muqdisho ayaa eedeeyay dowlada xabashida Itoobiya.
Fiqi asagoo ka...
Maanta oo Kale Waxaa La Gubay Masaajidka Al-Aqsa.
Maanta oo kale subaxnimadii 21, Agoosto, 1969, ayaa la gubay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
Dennis Michael Rohan ayaa gaas ku shubay qaybo ka mid ah...