Saturday, April 19, 2025

War Cusub: 50 Katirsan maleeshiyaadka murtazaqada Xisamul Amniga Yeman oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku...

Wararka ka imaanaya wadanka Yemen, ayaa tilmaamaya in maleeshiyaadka murtazaqada Xisamul Amniga oo ay tababaratay dowladda Imaaraatka Carabka ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen,...

Askar Kenyan ah oo Lagu Weeraray Gobolka Mandheera.

Ciidamada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa weerar qarax ah la beesaday askarta Kenya. Ugu yaraan 6 askari oo katirsan ciidanka Kenya ayaa lagu dhaawacay,...

Laba Qaawan Isma Qaaddo.

Alsiisi hadalkiisu wuxuu ahaa mid cad oo wuxuu yiri cilaaqaadka aan laleenahay soomaaliya iyo heshiiska aan lagalnay ma ahan mid lagu waxyeelayo dowladaha geeska...

Urur Weynaha Alqaacida oo Weerar Dhiig Badan uu ku Daatay ka Fuliyay wadanka Burkiina-Faaso...

Weerar Kamiin ah oo cutubyo katirsan jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee katirsan urur weynaha Alqaacida ay ka fuliyeen wadanka Burkiina-Faaso ayaa lagu laayay...

Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan oo Maanta u Dabaal Dageeysa Maalinta Xoriyadda Afgaanistaan.

Waxaa maanta 3sano laga jooga markii ay ku jabeen ciidamada shisheeye dalka Afgaanistaan. Afgaanistaan ayaa xoriyad buuxda heshay maanta oo kale sanadkii 2021. Ciidama mujaahidiinta Daalibaan...

Ciidamada Mareykanka oo Lagu Weeraray Deegaanka Koniko ee Bariga Dalka Suuriya.

Qaraxyo dhowr ah ayaa laga maqlay agagaarka saldhiga koniko ee baadiyaha gobolka Deyr AlZur ee bariga dalka Suuriya, saqdii dhexe ee xalay. Qaraxyada ayaa ka...

Wasiirkii Qaanuunka ee Dalka Bangaladesh oo La Qabtay.

Wasiirkii Qaanuunka ee xukuumadda Bangaladesh, oo masuul ka ahaa xasuuqa muslimiin badan reer Bangaladesh ah oo la qabtay. Wasiirka ayaa dhawaan la qabtay isagoo isku...

Ciidamada Xarakada Alshabaab oo Saaka Weeraray Saldhiga Ilbaq ee Duleedka Degmada Balcad.

Saaka Subaxnimadii hore ayee ciidamada Alshabaab waxay weerar xoogan ku qaadeen saldhigga ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka "Ilbaq" ee duleedka degmada Balcad ee...

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Nin Ganacsade ah Dilay.

Maleeshiyaad hubaysan oo katirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa toogasho ku dilay ganacsade lagu magacaabi jiray Madeer Ibrahim Xasan. Ganacsadaha ayaa lagu dilay goobtiisa shaqo...

DF oo Laga Yaabo Shirka Ankara Iney Itoobiya Ugu Saxiixdo Badda Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya wadanka Turkiga ayaa sheegaya in maanta oo Isniinta uu Ankara ka furmayo shirka lagu wada hadashiinayo DF iyo Itoobiya kaasoo looga...

Recent Posts